eredQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Awood qofka Eebbe siiyo oo habaarkiisa iyo ducadiisuba kacdo.