faahfaahin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faahfaahi. ld faahfaahis.

Lamidka: faahfaahis, faahfaahi

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faahfaahis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faahfaahin.

Lamidka: faahfaahin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faahfaahi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Si buuxda arrin u sharaxid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur