fasir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld Fasiraad; fasil¹.
  2. 1. Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin. 2. ld fasil².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fasil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹ (2).
  2. Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fasiraad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Micne; laqbo; caddeyn. ld fasilaad, fasir¹ (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur