faalloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Faahfaahin lagaga hadlayo dhacdo, meel, wax iwm. ld faalle.Lamidka: faalleSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
faalleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld faallo.Lamidka: faalloSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00