Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-miin m.dh)
Macnaha:
Qof fahmo badan.
ld faafin¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg faafi. ld faafis, faahin,
faahis, faaxin, faaxis.
Faafin rasmi ah: wareegto rasmi ah
Lamidka: faafi, faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur