faalle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faallo.

Lamidka: faallo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faallo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Faahfaahin lagaga hadlayo dhacdo, meel, wax iwm. ld faalle.

Lamidka: faalle

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur