faaqid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faaqidid.
  2. Shay dhumay oo la raadinayo wax kale ka dhex baarid.

faaqidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faaqid². ld faaqid¹, faaqidaad (2).