faaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld faran².

faran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. ld fartoon.
  2. 1. Wax farriin la faray ahaansho. 2. Wax fandharan ahaansho (nabar).