faranQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Macnaha:ld fartoon.1. Wax farriin la faray ahaansho. 2. Wax fandharan ahaansho (nabar).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fartoonQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)Macnaha:Sidii loo baahnaa amar u qaadasho (qof). ld faran¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0