faasid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-diin, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof sameeya waxyaalaha foosha xun ee diintu reebtay.
  2. eeg faas². ld faashid.

faas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sas, m.l)

Macnaha:

  1. Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash¹.
  2. Faas wax ku goyn. ld faash².

faashid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld faasid².