faasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-sas, m.l)Macnaha:Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash¹.Faas wax ku goyn. ld faash².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
faashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld faas¹.ld faas².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00