faduuli
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
- F. ah: qof wax aan loo dirsan ama aan raalli looga ahayn ama aan daniba ugu jirin, iska dhexgala; aabi iyo faduul badan.
- Cid faduul ku samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

