fahmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Garashada si sahlan wax loo garto. 2. Farxad iyo firfircooni. ld fahmad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fahmad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fahmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur