baxsanaan
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg baxsan. ld baxsanaansho.
- (daaw.) Xaalad maskaxeed lagu yaqaan farxad aan caadi ahayn iyo firfircoon oo caadiga ka baxsan, fahmo aad u kacsan oo si dhakhso ah ugu beddelanta caro dhawaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

