fujaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld fajaas¹.ld fajaas².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
fajaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm. 2. ld fajaasid. ld fujaas¹.Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00