fajaasidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fajaas². ld fajaas¹ (2), fujaas¹, fujaasid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
fajaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm. 2. ld fajaasid. ld fujaas¹.Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
fujaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld fajaas¹.ld fajaas².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
fujaasidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld fajaasid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00