fallis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Tartan lagu tartamo qiimakordhin, badeeco la naadinayo. 2. ld fallisid.
  2. Ku f.: badeeco la naadinayo qiime la gaarsiiyey wax ku kordhin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fallisid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fallis². ld fallis¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur