hawee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax fallisid. 2. Wax hammi gelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur