fallisidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fallis². ld fallis¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fallisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Tartan lagu tartamo qiimakordhin, badeeco la naadinayo. 2. ld fallisid.Ku f.: badeeco la naadinayo qiime la gaarsiiyey wax ku kordhin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0