falsafadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld falsafo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
falsafoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-fado, m.l)Macnaha:1. Barashada xaqiiqda jiritaanka koonka iyo xeerarkiisa. 2. Wax jira figradda laga qabo. ld falsafad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0