farac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Durriyad. 2. Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.
  2. (nax.) Habdhac uu erey uga soo farcamo mid kale. Tus. “fur + e -> fure”.

durriyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dad aabbe keliya ka soo wada farcamay.