badasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bado

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-atay, -adatay)

Macnaha:

  1. Wax tiradooda kordhid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur