fasaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Oggolaan. 2. Nasasho hawlaha iyo dugsiyada lagaga nasto.1. Oggolaansho siin. 2. Hawl ka nasin (cid).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
oggolaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg oggol². ld oggolaansho.Lamidka: oggol, oggolaanshoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0