oggolaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg oggol². ld oggolaansho.

Lamidka: oggol, oggolaansho

oggol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. O. ah: cid aan wax diiddanayn. 2. Neef irmaan oo ubad waliba nuugo; hebed.
  2. 1. Wax aan wax diiddanayn ahaansho. 2. Wax, wax kale ka hela ahaansho.

oggolaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg oggolow. ld oggolaan.

Lamidka: oggolaan, oggolow