fayoobaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fayow. ld fayaabi, fayoobaansho, fayoobi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fayow

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-oobaa, -oobayd)

Macnaha:

  1. Wax caafimaad qaba ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fayaabi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fayoobaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fayoobaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld fayoobaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fayoobi