RNA
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (baay.) Iskudhis kakan oo orgaanik ah. Lagana helo unugyada nool kaas oo saameeya samayska borotiin. Fayrasyada qaarkood, RNAdu waxa kale oo ay u tahay walax hiddo side.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

