faytamiin

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Isrogrogga: (-no, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Mid ka mid ah iskudhisyada oorgaanikada ah ee noolayaashu uga haahanyihiin xaddi yar si ay cafimaadkooda u sugaan. ld fitamiin

fitamiin

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Isrogrogga: (-no, m.dh)

Macnaha:

  1. Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.