fitamiinQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveIsrogrogga: (-no, m.dh)Macnaha:Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
faytamiinQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveIsrogrogga: (-no, m.dh)Macnaha:(baay.) Mid ka mid ah iskudhisyada oorgaanikada ah ee noolayaashu uga haahanyihiin xaddi yar si ay cafimaadkooda u sugaan. ld fitamiinSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00