fikirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld feker¹.ld feker².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fekerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(afkaar, m.dh) 1. Garasho. 2. Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar¹, fikir¹.1. Fikrad raadin. 2. Wax maan ku hayn. ld fakar², fikir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0