fidmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld fidno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fidnoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal. 2. Nin f. badan: fidnawale.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0