fil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wadarta sano ee noole jiro. 2. Da', cimri. 3. La f.: isku da'ah; isku gu'yaal jira.
  2. 1. F./u f.: wax malayn. 2. Wax rajayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

f

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (fa') Xarafka lixaad ee xuruufta afka soomaaliga, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur