filin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mmo/aflaam, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro. 2. Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado. 3. Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo. ld filim.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

filim

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld filin .
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur