firin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fire

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld firin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur