foos

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sas m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dad badan oo hubaysan. 2. F. ah: qofka qaybinaya turubka qofka ku xiga ee midig ka jira.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur