beeyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xabag udgoon, lagu uunsado oo ka baxda geedaha meyddiga moxorka, guraha iwm.