fufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhir la jaray ama la daaqay fiidda ka soo baxda iyadoo aan roob ku di'in. Dhir la jaray ama la daaqay iyadoo aan roob ku di'in fiid bixin.