fuqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fuq². ld fuq¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fuqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qaq, m.l)Macnaha:1. Labada daan oo afka midkood. 2. Wax, wax kale oo adag ka soo go'ay. 3. ld fuqid.Wax, wax uu ka mid ahaa ka soo go'id.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0