fuq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qaq, m.l)
Macnaha:
- 1. Labada daan oo afka midkood. 2. Wax, wax kale oo adag ka soo go'ay. 3. ld fuqid.
- Wax, wax uu ka mid ahaa ka soo go'id.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

