furidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fur³. ld furitaan, furniin, furriin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
furQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:Wax afka looga shiro weel, sida buraashad, dhalo,iwm.Summad xoolaha lagu asteeyo oo dhegta inteeda sare la gooyo.1. Albaab, dariishad iwm ballaqid. 2. Guntin xarig kala bixin. 3. Gaadiid rar ka dhigid. 4. Halxiraale fasirid. 5. Mashruuc, dhisme iwm ballaarintooda ku dhawaaqid. 6. Xabbado badan ridid. 7. Wax meel ku jira sii dayn. 8. Haweeney la qabo dalaaqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
furitaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld furid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
furniinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld furid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
furriinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld furid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0