furin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld furun¹.
  2. ld furun².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

furun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Rooti. 2. Tinnaarka rootiga lagu dubo. ld furin¹.
  2. 1. Maro ay raggu kor ka qaataan. 2. Goobta dagaalku ka aloosanyahay. ld furin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur