rootiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cunto ka samaysan bur cajiiman, khamiir iyo waxyaalo kale oo marka la jarjaro foorno lagu dubto.