fuud
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (cabbir cagood) Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma yaardi saddex meelood loo qaybiyey meeshiis.
- Dhacaanka ka baxa hilib xoolaad ama mallay iwm. oo biyo lagu kariyey; maraq.
- Hoore si tartiib ah uga dhergid.

