calas

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. C. ah: biyo saafi ah. 2. C. ah: maraq dufankiisu yaryahay. 3. C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.
  2. 1. Biyo ama fuud aan miir ahayn calow galay, qasan. 2. Midabyo isku laban (xoolaha).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur