gaadaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qarqarsi.Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu u kicin.Lamidka: qarqarsiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qarqarsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.1. Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo. 2. Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0