gaadmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Kedinta si lama filaan ah wax loogu kediyo. ld gaadid.

Lamidka: gaadid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gaad². ld gaadis, gaadmo, gaadniin.

Lamidka: gaad, gaadis, gaadmo, gaadniin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur