gaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gaad². ld gaadis, gaadmo, gaadniin. Lamidka: gaad, gaadis, gaadmo, gaadniinSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka. 2. Ul gaaban oo xooggan.Nafley si lama filaan ah ugu kedin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gaadisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gaadid.Lamidka: gaadidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gaadmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Kedinta si lama filaan ah wax loogu kediyo. ld gaadid.Lamidka: gaadidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
gaadniinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gaadid.Lamidka: gaadidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00