gaameytQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yo, m.dh)Macnaha:(baay.) Unug taran oo dhex gala gaamayt kale, si uu u abuuro bacrimane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0