gaashaanle
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)
Macnaha:
- 1. Darajada ciidan oo u dhexeysa dhamme iyo gaashaanle-dhexe. 2. Biciid lab oo haraggiisa laga sameeyn karo gaashaan.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)
Macnaha: