Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-baday, -batay)
Macnaha:
Wax la soo riday ama lo soo tuuray gabbaad ka gelid. ld gabboo, gambo².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-ooday, -ootay)
Macnaha:
ld gabbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
1. Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan. 2. Kumi (lacag). 3. Geeso xoolaad oo gadaal u jeed.
Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabb.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur