gabboo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. ld gabbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gabbo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-baday, -batay)

Macnaha:

  1. Wax la soo riday ama lo soo tuuray gabbaad ka gelid. ld gabboo, gambo².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur